Madaxweyne Farmaajo iyo dhigiisa Kenya Uhuru Kenyatta oo khadka telefanka ku wada hadlay

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa looga hadlay xaalada ka taagan degmada Beledxaawo iyo Darbiga ay Kenya ka dhismihiisa ka waddo Waxa lagu sheegay qoraalkan in Madaxweyne Farmaajo arrinta darbiga Kenya dhiseyso uu muddo saddex jeer ah kala hadlay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo uu kula xiriiray khadka telefanka. Qoraalka ka soo … Continue reading Madaxweyne Farmaajo iyo dhigiisa Kenya Uhuru Kenyatta oo khadka telefanka ku wada hadlay